Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka Oo Laga Hirgeliyey Duleedka Magaalada Baydhabo

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan Xariga ka jarka ahayd oo ka dhacdey Xarunta Cusub ee MCH-ka Hooyada iyo Dhalaanka, Gooyaale ee Magaalada Baydhabo oo dhismaheedi iska kaashadeen Hay’adda Maardo iyo Bulshada, kaasi oo loogu tala galay in ay ka faa’ideystaan dadka Barakacayaasha ee halkaasi degan

Waxana Munaasabada Xarig jarka Xaruuntan Caafimaadka ka qeyb galey wasiirada Xaanada Xoolaha KG, Maamulka Gobolka Baay, kan Degmada Baydhabo, Mas’uuliyiin, Madaxda Hay’adda iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Dugaandug.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady