Haween Barakac ah Oo Noloshooda ku Maareeya dhar-dhaqista iyo Nadaafadda.

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hooyooyinka soomaaliyeed ayaa ah kuwa ku shaqeeysta xirfadooyiinka kala duwaan si ay Nolosha qoysaskooda ugu maareyn lahaayeen ayagoo daruufo kala duwaan ku shaqeeya

Hooyooyinkan oo aan horey u soo helin fursad waxbarasho waxay ku shaqeeyaan guriyaasha ku yaalo xaafadaha magalada baydhabo oo ay ku dhaqaan dharka oo iskugu jiro kuwa caaruurta, iyo kuwa dadka waaweyn.

Qaar ka mid ah Haweenkaas ayaa Raadiyow Arlaadi ugu warameen daruufaha kala duwaan ee ay ku shaqeeyaan iyo caqabadaha ay la kulmaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi