Dugsi u gaar ah ardeyda baahiyaha gaarka qaba oo laga daah furay dhuusamareeb.

0
228

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa laga daah furay iskuulka horyaal oo ah iskuul wax lagu bari doono caruurta Baahiya Gaarka ah qaba.

Caruurta kala duwan ee baahiyaha gaarka ah qabo ayaa kafaaideysan doona waxbarashada iskuulka oo ah mid lacag la,aan ah.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar