Doorashada Goleyaasha Deegaanka puntilaan oo Maanta Bilaabatay

0
89

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Doorasho Taariikhi ah ayaa saaka ka bilaabatay deegaannada Puntland, doorashada golaha deegaanka ee qof iyo cod ayaa si habsami leh uga bilaabatay degmooyin badan ee Puntland.

Dadka ayaa safaf dhaadheer ugu jira u codeynta in ka badan 3000 oo musharrax oo ka kala socda todoba xisbi.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here