Dhalinyarada Dhoobley Oo ka Hadlay Sida Lagu Horumarin karo Arrimaha Bulshada.

0
111

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Bulshada Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu qiyaasaa in 75 Boqolkiiba ay yihiin dhalinyaro waxayna dhalinyaradu door wanaagsan ka qaataan Horumarada kala duwan ee Dalka ka jira.

Dhalinyarada Soomaaliyeed kuwa duruufa adag soo maray mudadii uu dalku burbursanaa ayaa hadana ah kuwa kaalin firfircoon kaga jira dibu soo kabashada Dalka iyo dibu dhiskiisa.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera