Kulan Looga hadlayay Sida dhalinyarada Puntland uga qeyb qaadan lahayd Doorashooyinka Oo Garoowe ka dhacay

0
64

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Arrimaha Gudaha federaalka iyo dimuqraadiyeenta Dowladda Puntland Cabdi Faarax Juxa ayaa Kulan la qaatay dhalinyarda haldoorka ah Ee magalada Bosaaso.

kulanka ayaa ahaa diyaar garowga doorashada qof iyo cod ee oo maalimahaan ka qabsoomayso degmooyinka Puntland.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here