Bandhiga Carwada Buugaagta Oo Maanta Muqdisho Ka Furmey.

0
101

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bandhiggan oo ah midkii 7-aad ayaa waxaa ka soo qeyb galay aqoon yahanno, macallimiin, arday, qoraayaal iyo akhristayaal ka kala yimid guud ahaan dalalka caalamka iyo gobollada dalka.

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa si rasmi ah u furay Bandhigga Buugaagta ee Muqdisho.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here