War Murtiyeed laga soo saaray Shirweynihii 9-aad ee Dhalinyarada Soomaaliyeed.

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo muddo Sadax cisho ah Muqdisho ka socday ayaa laga soo saray War Murtiyeed ka kooban dhoor Qodob wuxuuna ku saabsanaa waxyaabah la gaban doono si dhalinyarada soomaaliyeed ay u noqon la hayeen kuwa Awoodooda uga Faa’ideyaan Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed,waxaana diirada lagu saarey 4 qodob waxaana saxafada War Murtiyeedka la wadagay Cabdirisaq Cali Cilmi oo ka mid ah Masuuliyiinta Wasaarada Dhallinyarada.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here