Maamulka Degmada Xudur oo wada qorshe Lagu bilaawi doono canshuur aruurinta Guriyaha.

0
144

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka degmada Xudur ee xarunta gobolka bakool oo soo qaban qaabiyay dood wadaag oo su’aalo lagu weydiinaayay gudoomiyaha Degmada Xudur Cumar Cabdulaahi Maxamuud “ Atuu” ayaa waxaa looga hadlaayay sidii canshuur looga aruurin laha goobaha ganacsiga, guriyaasha iyo goobaha kale ee laga qaadi karo canshuurta.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here