Munaasabad ay ku qalin jabinayeen dufcadii 5aad Ee Ardayda jaamacada koonfurta soomaaliya Oo Baydhabo lagu Qabtay

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen Dufcadii 5aad ee Ardayda jaamacada Koonfurta Soomaaliya kuwaasi oo dhameysatay kuliyadaha kala duwan ee jaamacada.

Munaasabadda waxa ka soo qayb galay Masuuliyiin ka tirsan Dowllada Koonfur albeed, maamulka Gobalka Baay, bahda waxbarashada waalidiin macalimiin , Arday iyo marti Sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng