Gabar ku nool Baladweyne oo nolosheeda ka maareysa qaadista Sawirada.

0
132

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xamdi Ibraahin Cabdi waa gabar da’ yar oo ku nool magaalada Baladweyne isla markaana ku shaqeyso xirfadda sawir qaadista iyo duubista muuqalada aroosyada.

Xamdi ayaa sheegtay in baahida gabdhaha Soomaaliyeed ay u qabaan in sawir laga qaado ay u bilowday howshan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here