Barnaamijka Badbaado oo lagu keydinayo xogta dhiiga oo lagu soo bandhigay Garoowe.

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Garowe ayaa lagu qabtay munaasbadan oo lagu soo bandhigay Aplication lagu magacaabo Badbaado kaasi oo loogu tala galay in lagu keeydiyo xogta nuucyada kala duwan ee dhiigaga .

Munaasabadan lagu soo bandhigayay Aplicationka lagu magacaabo Badbaado aya waxaa ka qayb galay xubno kamid ah , Bahada Caafimadka, dhalinyarada iyo bulshada qeybaheed kal duwan.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf HasyngÂ