Ardayda iskuulka Ma’ruf Ee Baydhabo Oo Deeq Afurin ah u qeybiyay Qoysas danyar ah

0
114

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ardayda Iskuulka Hoose Dhexe iyo Sare Ma’ruf ee Baydhabo ayaa deeq raashin ah gaarsiiyay ilaa 50 qof oo ku nool kaamam ku yaalo duleedka magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi