Shaxda Ugu Fiican Sanadka 2022 Ee FIFPRO Oo La Soo Saaray

0
166

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxa la soo saaray shaxda ugu fiican sanadkii 2022 ee FIFPRO oo ay ku soo bexeen xiddig cajiib ah oo qaab ciyaareed fiican soo bandhigay sanadkii tagay.

Shaxda ayaa ah shax weerar u badan iyada oo ah 3-3-4 taas oo la macno ah in ay ku jiraan xiddigaha ugu fiican sanadkii tagay.

Horyaalka premier League ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan ku leh iyada oo laga soo doortay 4 xiddig.

Dhinaca kale horyaalka La Liga ayaa ku xiga oo laga soo doortay 3 xiddig sidoo kale horyaalka France ayaa laga soo doortay 3 xiddig.