Bahda Isboortiska Degmada waajid oo soo dhaweeyey Garoon cusub oo degmadaasi laga hirgaliyay.

0
121

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa laga hergeliyey Garoon Ciyaareed oo Casri ah kaasi oo qeyb ka qaadan doono Horumarka ka socda Waajid.

Gudoomiyaha Degmada Waajid oo ay wehliyaan Ku xigeenkiisa, qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka iyo Bahda Isboortiska ayaa Xariga ka jarey Garoon Salax ah oo lagu Ciyaari doono Kubadda Cagta.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here