Dhalinyarada Magaalada Jowhar Oo ka Hadlay Caqabadaha ka heysta dhanka shaqada.

0
148

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhalinyarada ku nool guud ahaan dalka Soomaaliya ayaa soo wajaha caqabado oo ay ugu horeyso helida shaqooyin ay noloshooda ku maareeyaan. Magaalada Jowhar waxay ka mid tahay magaalooyinka ka jira caqabadooyinka shaqa la’aanta dhalinyarada heysata.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here