France Vs Denmark :-Sedex Jeer Hore Ayay Ugu Kulmeen Koobka Aduunka

0
145

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulan adag ayaa dhex maraya France iyo Denmark xilli France dagaal ugu jiraan in ay koobkaan ilaalsadaan kaasi oo ay qaadeen 2018-dii

Xogta Kulanka

Kulankaan ayaa noqonaya midkii 4-aad ee France iyo Denmark ku dhex xmara koobka aduunka , dhamaantood waxa ay ahaayeen wareegga Group-yada

Denmark ayaa badisay labadi kulan ee ugu dambeeyay France la yeesheen dhamaan tartamada ,labadaba waxa ay ahaayeen 2022 UEFA Nation League , waligood sedex kulan is xiga kama badin France

France ayaa badisay 5-tii kulan ee ugu dambeeyay koobka aduunka ,a ma

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here