Liverpool Vs Real Madrid & Isku Aadka Wareega 16-ka Champions League Oo La Soo Saaray.

0
173

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxa si Rasmi ah loo sameeyay isku aadka wareega 16-ka tartanka champions League kaas oo ay ka soo bexeen kulamo xiiso leh.

Kulamada lugta 1-aad ee wareega 16-ka champions League ayaa la ciyaari doonaa 14/15 iyo 21/22 bisha February ee sanadka cusub.

Kulamada xiisaha leh ee ka soo baxay isku aadka ayaa ah kulanka ay Liverpool Iyo Real Madrid wada ciyaari doonaan.

Sidoo kale Kulanka adag ayay isgaa hor iman doonaan kooxaha  PSG iyo Bayern Munich halka ay Chelsea la ciyaari doonto kooxda Borussia Dortmund.

Kulamada lugta 2-aad ayaa la ciyaari doonaa 7/8 iyo 14/15 bisha March ee isla sanadka cusub ee 2023.

Halkan Hoose Kaga Bogo Isku aadka oo dhamaystiran:

RB Leipzig Vs Man City
Club Brugge Vs Benfica
Liverpool Vs Real Madrid
Ac Milan Vs Tottenham
Eintracht Frankfurt Vs Napoli
Borussia Dortmund Vs Chelsea
Inter Milan Vs Fc Porto
PSG Vs Bayern Munich

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here