Dhalinyaro ku nool Baydhabo oo xirfadda sawir qaadista shaqo abuur u noqotay.

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay sanadahaan waxaa ku soo badanaya goobaha lagu nasto ama sawirada lagu galo taasi oo wado shaqo abuur ah u furtay dhalinyaro badan oo xiligaani xirfadda sawir qaadista ay u noqotay mid ay ku shaqeystaan.

Cusmaan Maxamed Cali ayaa ka mid ah dhalinyarada ku nool Magaalada Baydhabo oo xirfadda sawir qaadista u noqotay mid uu ku shaqeysto, Cusmaan ayaa loogu wacdaa goobaha xafladaha Aroosyada, qalan jabinta iyo kuwa kale si uu uga qaadi sawiro qurux badan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here