Wasaarada Bey’ada iyo Duur joogta KG Oo Wada dadaalo Lagu yareynayo Isticmaalka dhirta.

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Bey’ada iyo duur joogta ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed Cali Isxaaq Cumar ayaa waxaa uu kormeeray xarun wax lagu baraayay qaar ka mid ah dhalinyarada magaalada Baydhabo sida sameynta burjikooyinka kala duwan si loo yareeyo isticmaalka dhuxusha.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here