Gudoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Baydhabo Oo ka hadashay Qorshaha Hormarinta Haweenka

0
187

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hindiyo Isxaaq Ali, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Baydhabo, Oo Wareysi gaar ah siineysay Radio Arlaadi ayaa waxa ay ka warbixisay Qorshaheyda ku aadan Hormarinta Haweenka Baydhabo.

Dhinaca kale Gudoomiye Hindiya Isxaaq, Ayaa waxay ay sheegtey in ay ka shaqeyn doonto Sidii Haweenka Baydhabo u heli lahaayeen Fursado shaqo.