10-ka Xiddig Ee Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Soo Saaray

0
137

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxa la soo afajaray todobaadkii 6-aad ee horyaalka premier League iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso iyo xamaasad leh.

Kooxaha Arsenal, Man City iyo Liverpool ayaa dhamaantood dhibco lumiyay kulamadii todobaadkan iyada oo kooxo badan heleen natiiyoon fiican.

Sidoo kale waxa jira xiddigo qaab ciyaareed fiican soo bandhigay isla markaas kooxohooda u dhaliyay goolal ka caawiyay in ay natiijooyin fiican helaan

Xiddigaha Haaland, Kane, Mitrovic, Rashford iyo xiddigo kale ayaa dhamaantood soo bandhigay qaab ciyaareed fiican isla markaas kooxohooda caawiyay.

Kadib kulamadii todobaadka premier League waxa la soo saaray liiska xiddigaha ugu fiican todobaadka horyaalka premier League.

  1. Erling Haaland (Man City)
  2. Harry Kane (Tottenham)
  3. Aleksandar Mitrovic (Fulham)
  4. Raheem Sterling (Chelsea)
  5. Kevin De Bruyne (Manchester City)
  6. Roberto Firmino (Liverpool)
  7. Luis Diaz (Liverpool)
  8. Ivan Toney (Brentford)
  9. Marcus Rashford (Man United)
  10. Martin Odegaard (Arsenal)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here