Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha KG Oo daah furtay tababar loo qabtay gudiyada maamula biyaha ee Degmada Baydhabo.

0
216

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha waxda kheyradka biyaha wasaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha koonfur galbeed Mudane liibaan Axmed Cabdulahi ayaa daahfuray Tababar loo qabtay gudiyada maamulka biyaha ee degmada Baydhabo oo ay iska kaashanayaan Wasaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha Kg iyo mashruuca biyooley.

Tababarkan wuxu socon doonaa mudo 3 maalin ah furitanka tababarkan waxa ka soo qeyb galey gudoomiyaasha gudiyada biyaha maamul.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera