Tobanka magaalo ee ugu wanaagsan dhanka nolosha ee Adduunka oo la shaaciyay

0
195

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Darasaad cusub oo dhawaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday magaalooyiinka ugu noolasha iyo caafimaadka wanaagsan caalamka.

Daraasadan oo ay sameeysay shirkad fadhigeedu yahay dalka Britain ayaa waxyaabaha la qiimeynayay waxaa ka mid ah saacadaha ay qoraxda haystaan magaalooyiinkaasi iyo guud ahaan noosha.

10-kan mgaalo ayaa kala ah .
10. Geneva, Switzerland

9 Fukuoka, Japan.

8. Stockholm, Sweden 7.

Berlin, Germany

6. Helsinki, Finland

5. Amsterdam, The Netherlands

4. Frankfurt, Germany

3. Copenhagen, Denmark

2. Dubai, United Arab Emirates

1. Vienna, Austria

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here