Qaar ka mid ah Barakacayaasha ku nool Duleedka Magaalda Baydhabo Oo Dalbaday in Loo fidiyo Gar-gaar deg Deg ah

0
253

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool kaamamka Gurbaay iyo gurbi dheer ee ku yaala duleedka Magaalada Baydhabo ayaa intooda badan waxey yihiin kuwa aan helin wax gar gaar ah tan iyo markii ay soo gaareen Barakacyaal Cusub oo ka soo barakacay qaar ka mid ah deegaanada Koonfur galbeed soomaaliya ayigoona wax ka codsaday hay,addaha in si weyn loo caawiyo maadaama ay soo gaareen Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi