Barakacyaashii ugu dambeeyay ee soo gaara Magaalada Baydhabo Oo dalbaday in la caawiyo.

0
321

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kaamamka Ceel qaraare iyo Galool tuure waxay ka mid yihiin Kaamamkii dhawaan ay soo gaareen dadkii ka soo barakacay deegaano ka tirsan Degmada Baydhabo, waxeyna ku nool yihiin ku dhawaad 200 oo qoys kuwaasi oo Maanta heyasta xaalad aad u liidata.

Qaar Ka mid ah Kaamamka Ceel qaraare iyo Galool tuure ayaa sheegay in sanadihii la soo dhaafay ay abaarsadeen beerahooda, keedkiina ka dhamaadeen sidaa darteeda ay ugu soo barakaceen deegaanadooda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera