Gudomiyaha Degmada Baydhabo qaabiley Madax Kasocotey Hay’da DRC.

0
318
Gudomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada Mudane Abdullahi Ali Watiin ayaa Manta Xafiiskiisa kulan kula qaatey Madax ka socotey Hey’ada DRC oo soo gaarey magaalada tan baydhabo.
Kulankan ayaa Madaxda Hey’ada DRC waxa ay warbixin ka bixiyeen Qorshahooda iyo Mashaaricda Hormarineed ay ku taagyeraan Bulsha ku nool Degmada Baydhabo
Waxana sido kale looga hadaley caawinta iyo taageerida Dadku ay Abaartu saameysey .