Wasaaradda Caafimaadka KG Oo Deeq Lacageed ku wareejisey Agaasimaha Cisbitaalka Dhimirka ee Magaalada Baydhabo.

0
399
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deeqdan lacagta ah oo ay iska soo aruuriyeen Shaqaalaha Wasaaradda ayaa looga-talagaley in lagu Caawiyo Bukaanada kujira Cispitaalka ee la Xanuunsanaya Cudurka Dhimarka si Maalmaha Ciida loogu farxiyo.
Siihayaha Xilka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka mudane Maxamed Nuur ayaana lacagta ku wareejiyey Agaasimaha Cispitaalka Dhimirka iyada oona ay goob-joog ahaayeen qaar kamid ah Agaasime waaxeedyada Wasaaradda.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar