Sedex Ciyaartooy Oo Ay U Badan Tahay In Caawa Ka Huleelaan Liverpool

0
396

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wararka ka imaanayaa Ingiriiska ayaa sheegaya in maanta laga yaabo in sedex ciyaartooy ay ka huleelayaan Liverpool

Sky Sport ayaa sheegeysa in sedexdaas laacib ay diyaar u yihiin in ay ogalaadaan maadaama aysan boos joogto ah ka haysan kooxda

Sedexdaas laacib ayaa kala ah Origi , Takumi Minamino iyo Nathaniel Phillips

Lama oga kooxaha ay aadi doonaan xilli suuqa jilaalka uu xermayo caawa xaggeena 12-ka

Liverpool waxa ay dooneysaa isu dheeli tirnaan dhanka miisaaniyadda ah sameeyaan si xagaaga ay suuqa si weyn ugu gasho