Magalada Baydhabo Oo Ku Soo Badanaaya Goobaha Waxbarshada Oo Lacag La.aanta ah

0
227

Tan Iyo Bururkii Dowladii Dhaxe Ee Soomaaliya Waxaa Meesha Ka Baxey Iskuulaadkii Waxbarashada Ee lacag La.aanta Taasi Oo Keentey In Carurta Danyerta ah ay Soo Istaagaan Waxbarasha La.aa Waxaan Dalka Inta Badan Ka Jira Ama Ka Furan Goobo Waxbarsho Oo Lacag ah Taasi Oo aan Waaladiinta Qaar Aboodin In ay Carurtooda Geeyaan.

Ka Soo Kabashadii Bururka Ka Dib Waxaa Aas Aaasmey Goobo Waxbarsho Oo Lacag La.aan ah Taasi Oo ay Muhiim u aheyd Caruurta Danyerta ah Kana Helaan Wadadii ay Ku Dhisan Lahaayeen Mustaqbalkooda .

Iskuulka Arafaad Oo Ka Mid ah Iskuulada Dadweynaha Ee Wasaarada Waxbarashada Ee Maamulka Konfur Galbeed Ee Soomaliya ay Ka Xirgelisey Magalada Baydhabo ayaa Waxaa Uu Ka Qeyb Qaadanoyaa Kurinta Iyo Barbaarinta Caruurta aan Waaladiintooda Aboodin in ay Bixiyaan Qarashaada Iskuulada.

Waxa Soo jeedinaysa Maryaan Macaalin Abshir