Deeq Gar-gaar ah Oo La Gaarsiyey Qoysas Danyar ah ee Ku nool Magaalada Baydhabo.

0
217

(Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiir Ku Xigeenka Wasarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Dowlada Goboleedka Konfur Galbeed Soomaliya Ahmed Duurow Ahmed ayaa Deeq Raashin ah Oo ay Isuga Jirta Bur Bariis Sokor Iyo Caana Uu Gaarsiiyey Qoysas Danyer ah Oo Ku Nool Kaamamka Ku Yaala Duleeedka Magalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here