Ururka Mishurty Arlaathy oo Deeq Lacageed Ku Wareejiyey Guddiga Ganacsatadii Hantidooda Kaga maqneyd Laascaadood.

0
280

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xubno ka Socoda Ururka Samafalka Ee Mis hurty Arlaathy Oo ay Uga Horeyso Gudoomiyaha Ururka ayaa Waxey Kulan La Yeesheen Gudiga Gurmadka Ganacasatadii Hantidooda Ka Maqaneyd Lagana Soo Barakiyey Laas Caanood Waxeyna ay Ku Wareejiyeen Deeq Lacag ah Oo Gaareyso Shan Kun Iyo Sedax Boqol Kun Oo Doolarka Markeykanka ah Kana Ka Timid Jaaliyada Konfur Galbeed Ee Mareykanka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here