Sergio Ramos Oo Ugu Dambayn PSG U Ciyaari Doona Kulankiisii Ugu Horeeyay

0
288

Sergio Ramo ayaa lagu daray Liiska kulamada Kooxda PSG markii ugu horaysay tan ilaa markii uu ku soo biiray xagaagii isaga oo ka hor tagi doona kooxda Man City.

Daafaca dhexe ayaa ku dhibaatooday dhaawac taas oo ka hor istaagtay in uu u safto kulankiisii ugu horeeyay kooxdiisa cusub ilaa haatan.

Markii ugu dambaysay ee uu Ramos ciyaaray kulan Rasmi ah waxa ay aahayd 5-tii bishii May markii ay Real Madrid la ciyaartay Chelsea Semi-final-ka champions League.

Laakiin Ramos ayaa ciyaari doona kulanka ay kooxdiisa PSG la ciyaari doonto Man City kadib markii lagu soo daray Liiska xiddigaha ee kulanka.