Wiil dhalinyaro ah oo horey uga Tagay Baydhabo , dibna ugu soo laabtay oo abuurtay fursad shaqo.

0
356

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xasan Maxamed Aadan Labo sano ayuu wuxuu ku soo qaatay Magaalada Galkacyo, wuxuuna caawiye ka ahaa dukaan lagu iibiyo dharka iyo shoobinka kale mudo kadib Xasan Maxamed ayaa wuxuu go’aansadey in uu kamid noqdo dhalinyarada ka shaqeysa timo jarista.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here