Barkacyaasha ku nool Magaalada Baydhabo Oo sheegey in ay u baahan yihiin biyo dhaamin.

0
205

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa qeyla dhaan ka soo yeereysaa qaar kamid ah qoysaska barackayaasha ah ee magaalada Baydhabo ayagoona ka cabanayaa xaalad nolol xumo oo la soo daristey qoysaskan barackayaasha ah ayagoona sheegay inay ugu daran tahay biyo yarida iyo nadaafad daro.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi