Madaxweynaha KG Oo Xariga ka jaray Terminaalka Garoonka Diyaaradaha Ee Degmada Xudur.

0
268

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa munaasabada kooban oo xariga looga jarayey dhismaha tarminalka ka dhacday gudaha garoonka Diyaaradaha magaalada xudur ka qeyb galay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sanataro, Wasiiro, Lataliyaal, Saraakiisha Ciidamada, Madaxda maamulka Gobalka Bakool, kan degmada Xudur, odoyaasha, haweenka iyo marti sharaf kale .

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here