Doorashada baarlamaanka Japan oo maanta loo dareerayo

0
252
Megaphone with peech bubble and word Vote!. Loudspeaker. Vector illustration.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Codbixiyayaasha Japan ayaa u dareeri doona goobaha codbixinta maanta oo Axadd ah iyadoo xisbiga Ra’iisul Wasaaraha Fumio Kishida uu u halgamayo sidii loo badbaadin lahaa aqlabiyadda aqalka hoose,

Ka hor inta aan la kala dirin baarlamaanka si loogu codeeyo , xisbiga talada haya ee Liberal Democratic Party (LDP) wuxuu lahaa 276 kursi oo ka kooban 465 xubnood, halka saaxiibkiisa isbahaysiga Komeito uu haysto 29.

Inta badan codadka ayaa mar kale saadaaliyay in xisbiga LDP uu ku guuleysan doono aqlabiyada, inkastoo kuraas la yareeyay,

Sababtuna waxa ka mid ah in shan xisbi oo mucaarid ahi ay ku midoobeen sidii ay musharraxiin wada jir ah uga soo saari lahaayeen degmooyin tiro badan oo hal xubnood ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here