Odayaasha Dhaqanka KG Oo Deeq Raashiin ah ku wareejiyey Gudiga Taakuleynta dadkii laga soo Musaafuriyey Laas-caanood.

0
204

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar Ka Mid ah Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Waxey Deeq Iskugu Jirta Raashiin Iyo Xoola Nool ay Gaarsiiyeen Gudiga Bulshadii Dhowaan Laga Soo Barakicinaayey Magaalada Looscaanood Ee Gobolka Sool.

Deeqdaan Oo ay Ku Koobneyd Sedax Neef Geel Iyo Raashin ayaa Waxey Odayaasha Ku Wareejiyaan Gudiga Samata Bixinaayo Bulshadaan La soo Musaafuriyey.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here