Heerka Shaqo la’aanta Gabdhaha Waxbartay ee Magaalada Baydhabo oo sii kordhaysa.

0
232

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sanad walbo jaamacadaha dalka Soomaaliya aya wax ka qalin jabinaysa  in ka badan kumanaan arday, sidaas oo ay tahayna ma helaan marka ay waxbarashada dhamaystaan shaqooyinkii ay ku taami jireen intii ay waxbarashada ku jireen. Qaar badan oo ka mid ah way tahriibaan, halka qaar kale oo badan ay iska joogaan xaafadaha iyagoon wax camal ah hayn.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here