Gudiga Hey’adda Qaxootiga KG Oo Sheegey in ay Wadaan qorshe lagu deegaameynayo dadkii laga soo masaa furiyay Laascaanood

0
500

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha KG Abdikadir Mahamed Ali Kobra ayaa waxa uu isagoo ka hadlaya Arimaha dadkii dhawaan Laga soo Masaa furiyay Magaalada Laas caanood sheegey in dadkaasi ay inta badan wax u qabteen oo ay ugu horeyso Hooy ay deegaansadaan Noloshooda isagoo ka warbixiyay Tirada guud ee hada joogta Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady