Iskuulada Magaalada Baydhabo oo ku soo badanaya Haweenka Bariyaasha ka ah.

0
189

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa jira tiro badan oo haweenka somaliyeed ka mid ah oo maalin walba u soo kalaha helitaanka nolol maalmeedka reerkooda iyo kuwo udub dhaxaad u ah adeegyada bulshada ee deegaan walba.

Faadimo faarax cali waxaa ay mudo kamid tahay barayaasha deegaanka gaar ahaan waxaa ay bare kat ahay iskuulka caalamiga ah ee kaafiye waxaana ay sharaxaysaa sida ay door ugu qaadaneyso barbarinta ubadka iyo wax baridooda.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi