Gudoomiyaha Gobolka Baay Cumar Cali Balash Oo Booqasho iyo Kormeer Kutagey Goobaha Adeegyada Bulshada Ee Degmada Berdaale.

0
225

Gudoomiye Cumar Balash oo dhawaanahanba ku sugan degmada berdaale ee gobolka baay ayaa waxaa uu kormeer ku sameeyey goobaha adeegyada bulshada ee degmadaasi asagoona kormeerkiisa kadib warbaahinta kula hadley halkaasi ayaa waxaa uu hay,adaha samafalka ugu baaqey in lagala qeyb qaado hormarinta adeegyada bulshada ee degmadaasi.

Warkung Waliba nig haaye Rahame Salaath Abdilaahi