Kenya oo Xannibaado cusub oo COVID-19 soo rogtay.

0
277

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Caafimaadka ee Kenya Mutahi Kagwe ayaa sheegay in dowladda Kenya ay joojisay dhamaan kulamaddii ay dadku foolka ka foolka isugu iman jireen, taasna ay qeyb ka tahay talaabooyin lagu doonayo in lagu xakameeyo faafista xanuunka COVID-19 oo hadda Faraciisa Delta uu ku soo xoogeystay Kenya.

Wasiirka oo kala hadalayay shacabka Kenya Telefishnada ayaa sidoo kale ugu baaqay hey’adaha dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay inay shaqaalahooda u ogolaadaan inay guryaha ka soo shaqeeyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here