Warbixin Ku Saabsan Xuska Maalinta Qaxootiga Adduunka Oo maanta dunida looga dabal degayo.

0
411

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Maalinta Qaxootiga Adduunka waa maalin caalami ah oo la xuso sanad walba 20-ka Juun waxaana loogu talagalay in lagu xuso laguna sharfo qaxootiga adduunka ka yimid. Maalintaan ayaa markii ugu horreysay la aasaasay 20-kii Juun, 2001, iyada oo la aqoonsaday sannad-guuradii 50-aad ee Heshiiskii Xuquuqda Qaxootiga ee 1951-kii.

Warkan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan