Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda KG Oo ka hadley Xaalada Kalluumeysatada Koonfur Galbeed .

0
171

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Cabdiqani Cabdulaahi Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hadley Xaalada Kalluumeysatada Koonfur Galbeed iyo Qorshaha Wasaaradda sanadaha soo socoda.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here