Munaasabad isugu jirtay sagootin iyo Qalin jabin Oo Ardayda waxkabarata iskuulka Model Baydhabo loogu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
181

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Munaasabadaani ayaa waxey aheyd mid ay isugu jirtey sogoonti iyo Qalin jibin oo loo sameeyey qaar ka mid ah ardeyda iskuulka model Ee magaalad baydhabo, Waxaana ka soo qeyb galey qaar ka mid ah masuuliyiinta dowlad Goboleedka koonfur galbeed soomalaiya maamuliyaasha iskuulada Magaalada Baydhabo macalamiin, waaladiin iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here