Qaar ka mid ah Shacabka Magaalada Baydhabo oo Soo dhaweeyey Leerarka Cadceeda ku shaqeeya oo qeyb weyn ka qaatey dib usoo celinta bilicda Magaalada Baydhabo.

0
673

Magaalada Baydhabo Ee Xaruunta Gobalka Baay ayaa Mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa laga dareemayaa Soo kabasho ku aadan dhanka Ifriinka, waxaana lagu soo kordhiyay Nalal ku shaqeeya Cadceeda kuwaasi oo bilicda Magaalada Xiliga Habeenkii soo saareya.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here