Wasaarada Xanaanada Xoolaha KG oo Ka digtey Xaalada Caafimaad daro oo soo wajahadey Dadka iyo Duunyada Ku nool Deegaano Ka tirsan Gobolka Bakool.

0
281

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Sida ay Shaacisay Wasaarada Xanaanada iyo Xoolaha Waxaa Gobolka Bokool Laga soo Sheegayaa in Xoolaha halkaasi Ku nool uu ka dhax dilaacay Cudur Cusub oo an Horey looga arag Soomaliya kuwaasi oo Wasaaradu sheegtey in Saameyn ku yeelan karta dadka iyo Duunyada.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here