80 Ardey Oo baratey maadooyin kala duwan Oo Shahaadooyin lagu gadoonsiiyey Macadka Alqamar ee Magaalada Baydhabo.

0
199

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Machadka waxbarashada maadooyinka iyo sayniska ee alqamar oo kamid ah iskuulada ku yaala Magaalada Baydhabo ayaa ka qalanjabiyay ku dhawaad 80 arday oo bartay luuqadaha Ingariiska, kumbuutarka, Caafimaadka qaybihiisa kala duwan waaxana munaasabadda qalanjabintaan ay ahayd dufcadii 5aad ee iskuulkan ka baxdo .

Warkan Waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here