Waasarada shaqada iyo shaqalaha KG oo sheegtay in ay dhowaan bilaawi doonaan wajiga labaad Ee taakuleynta dadkii uu saameyey ayaxa

0
232

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka wasarad shaqada iyo shaqaalaha Dowlada goboleedka KGS Abdulqaadir Cumar Abdulaahi Baastow ayaa waxaa uu Ka hadley arimo badan oo ku saabsan Howlaha wasarada.

Arimahaasi ayaa waxaa ka mid ah in Dhowaan  in la qorsheynaayo in uu bilawaana Doono wajigii labaad ee barnaamijkii lagu Taakuleynaayey dadkii beerahooda Sameyn Ku yeeshey Ayaxii.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir